Duqa Muqdisho oo amar siiyey labada Gudoomiye degmo ee Kaaraan & Yaaqshiid (Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar) ayaa maanta kormeeray isgoyska Fagax oo kala qeybiya degmooyinka Yaaqshiid iyo Kaaraan halkaasoo ah meel ay biyuha fadhiistan xili roobaadka. Kormeerka Cumar Filish ayaa yimid ka dib cabasho ka soo yeertay shacabka ku dhaqan nawaaxiga degaanka Fagax taasoo ku aadan biyaha halkaas fadhiya oo ay … Continue reading Duqa Muqdisho oo amar siiyey labada Gudoomiye degmo ee Kaaraan & Yaaqshiid (Sawirro)